SWEATCOIN - Waatan TIJAABADA Sida Lacagta Looga Sameeyo

  Переглядів 132,556

Hosow Pro

Hosow Pro

Рік тому

Halkaan ka DOWNLOAD GAREYSO APPKA TRANSFER GALAXY apps.apple.com/de/app/transfe...
GOAL-ka Xiga 400K Subscribers - Mahadsanidiin
Halkaan Ka Iibso Cashirada :courses.hosowpro.com/
Booqo Website-keyga :
Telegram Group : shorturl.at/lmqI7
My Facebook Page : search/top?q...
Follow me on TIKTOK. : www.tiktok.com/@hosowpro?lang=en
Follow me on INSTAGRAM : / hosowpro1
QALABKAAN ISTICMAALO | MY GEAR
camera 1 : amzn.to/3jzeOSU
wide lense : amzn.to/37J7UrY
favo lense : amzn.to/3e0X7KR
camera bag : amzn.to/3mxGWIh
camera 2 : amzn.to/2JcsdUD
lense 1 : amzn.to/2TsiT0T
lense 2 : amzn.to/2JashEq
ND filter : amzn.to/2HDHDAS
gimbal Ronin : amzn.to/3kLRzXv
KAAMERAD UGU MACQUULSAN AAD UKposts KU BILAABI KARTO
Kaamirada iyo Lenseskeeda oo ka yar 500 dollar
halkaan ka iibso : amzn.to/3msP38U
kamerada drone ugu raqiisan : amzn.to/2HHoC0e
camera car holder : amzn.to/2TqGcYK
COMPUTER & DESK - KOMBUYUUTERKA IYO QALABAADKIISA
Macbook 16 : amzn.to/35HskiJ
Boorsadiisa : amzn.to/35FXwP1
miisyarihisa- staan : amzn.to/2HzBchQ
sameecadaha-headphone: amzn.to/3kBtnXq
monitorka : amzn.to/37IOq6P
macbook hub usbc :amzn.to/2TtiuuV
speakers : amzn.to/3oyCLOb
nalalka backgrounka : amzn.to/2TrpSqz
hard disk ssd 1tb : amzn.to/3e8AnZG
hard disk hhd 2 : amzn.to/3osXP8C
memory card 6 128 x2 : amzn.to/35CaeP4
memory card holder : amzn.to/34vx3o4
Qalabka CODKA - AUDIO
microphen 1 : amzn.to/3e0YtFp
lav mic - midrofanka qoorta : amzn.to/3ovrVIt
USB mic, Mic Miiska : amzn.to/34zq25U
wireless mic : amzn.to/3oxTkd2
voice recorder : amzn.to/37KGqlV
mic stand - birta micga : amzn.to/2Hx24zw
LIGHTS - LEERARKA AMA NALALKA
softbox raqiis ah : amzn.to/3jxqUfA
smart light apeture : amzn.to/35E1OGL
reflector : amzn.to/37Y0vp9
light gel : amzn.to/3dZgjsu
MUUQAALO XIISO LEH
CHALLENGE : • CHALLENGE WAALAN ! QO...
FILM QOSOL BADAN : • Somali Short Film 2019...
FILM JACEYL AH : • Somali Short Film | IL...

КОМЕНТАРІ: 584
@hosowpro
@hosowpro Рік тому
sweatco.in/i/osmanhosow
@wartaciyaaraha7987
@wartaciyaaraha7987 Рік тому
🎧🎧🎧
@brocade7437
@brocade7437 Рік тому
Nio wax isheegtaah socodka iyo abka qaabkay la iskugu xiraayo isheeg bale
@nageyejunior1464
@nageyejunior1464 Рік тому
Sida lacagta loogala baxo soodhig Hosow pro zhp🥰🥰
@hamzeaadan
@hamzeaadan Рік тому
Horta lacagta malagala bixi kara haa ama maya intaasi uun noocadeee
@alihassenroble4633
@alihassenroble4633 Рік тому
Wadamo khaas ah ayaa loogu tala galay inay lacag ka samayn karaan mise caalamka oo dhan Wadanka aan joogo Lagama ogola ayu leyahay
@moahmed9673
@moahmed9673 Рік тому
Ninkan waa daacad sida xaqiiqda buu u sheegay halkaana waxa kamuuqata inuu ixtiraamayo dadka ku xidhan.big respect bro
@abshirmaxamedxasan6670
@abshirmaxamedxasan6670 Рік тому
Xog iyo aplications zida dhapta eh yotuberka kaliya aan ka dhageyzto walal hoozow guuleyzo♥️🔥
@sadakahmed5769
@sadakahmed5769 Рік тому
Aad ayaad u mahadsantahay wll. sida aad wax noogu sharaxday. waligaa sheegida runta haka tagin, xita hadey dhib kaga imanayso balse alle dartis u sheeg.👍
@mushtqmohamed
@mushtqmohamed Рік тому
Ninka kaliyen ka aminsanany dadka UKposts ka wax ka so gudpiya😍❤❤
@umuaisha694
@umuaisha694 Рік тому
Hasow linkag waan ku Dhufta waxaad ka Hesho Allah Haye ku Barkeeyo am sport you wll
@AHR252
@AHR252 Рік тому
Runtaa kugu jeclahay wlh hor marwacan bro 400k Insha allaah
@Somali-One
@Somali-One Рік тому
Sxb barnamijkan yaan hunguriga laaga soo ridin
@skillzonetoday
@skillzonetoday Рік тому
⚠️ Waxba socod ha isku dilina, wax badan baan appkaan aqoon u leeyahay, Appkaan waxa kaliya oo ka faa ideysan kara waa dadka heli kara invites ay sameeyaan oo ah micnaheedu in dad badan aad la wadaagtid, ayna sticmaalaan linkigaaga, sidaana ay isku diiwaan galiyaan, kaas ayaa kaga filan wax walba waayo 1 kii qof 5 coins baad ku helaysaa iyo 1 invite. Shuruudaha lacag la bixiddana waa intaa uun waa 2 daas shardi oo xisaabtaada laga jarayo ( Inviteska aad haysatid iyo swt coins kaaga tiro ka mida).
@lacagysocryptolearningchan7568
@lacagysocryptolearningchan7568 Рік тому
Sidan ULA bax ukposts.info/have/v-deo/q4dzl5eviLCh2p8.html
@abdiazizabdallamoha9203
@abdiazizabdallamoha9203 Рік тому
Sxb socodka wax maleysku siinayo miya
@skillzonetoday
@skillzonetoday Рік тому
@@abdiazizabdallamoha9203 maya ma leysku siinaayo kaliya coins umbaad ku heleysaa
@iqlaascabdimaxamed7880
@iqlaascabdimaxamed7880 Рік тому
Apwe 30qfood hadaa u invite gareeyo oo lacag Ka sameeyo kadib kala so baxo hadana 30qofod ina u invite gareeyo miyaa mise 30kaas qof Ku shaqesan kartaa isoo jawaab 🙏 wllo socodkana lcag mahan miyaa
@skillzonetoday
@skillzonetoday Рік тому
@@iqlaascabdimaxamed7880 wll marwalba oo aad lacag la baxaysid waa qasab inaad haysataa invites, wxn ku so diri laha screen lkn halkan malahan
@maryanabdullhi9432
@maryanabdullhi9432 Рік тому
Wxa tahy qofka kaliya e an ka amisanahy social medi Wad mahdsbthy wllky ❤
@mudanehamse6527
@mudanehamse6527 Рік тому
Qof Masuul ah oo aan aaminsanahay ayaad tahay runta ayaad noo sheegtay mahadsanid
@ismail33227
@ismail33227 Рік тому
Ilaahay haku xafido , runta ayaan kugu jecelnahay wll 🥰💛
@saciidilyaas7260
@saciidilyaas7260 Рік тому
Waan sugaaye muuqaalkaan mahadsanid sxp nooolaw🥰
@Dakhare_show
@Dakhare_show Рік тому
sxb sida aad runta u sheegtay Rabi hakuu jeclaado🤲🤲🤲
@sucaadibra300
@sucaadibra300 Рік тому
@hosow Pro thnki you walhi boowe waa ka sugayay run ahantii
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw Рік тому
Maasha Allaah Heesow. Guuleyso Sida Degan. Ee Aad dadkaaga. Wax ugu sharaxday. Mahadsanid
@HassanMohamed-rv3qy
@HassanMohamed-rv3qy Рік тому
thanks brother runtaa kuku jeclahe 😍
@NololiyoNature
@NololiyoNature Рік тому
Thank you for the information, maantan bilaabey
@maxamedcnuur1597
@maxamedcnuur1597 Рік тому
Masha allaah runta ilaahey kuku jecel barakalaah sxb
@sayidhaaji381
@sayidhaaji381 Рік тому
Shukran wll hoosow pro 🤍🖤
@newzealander-----pio5029
@newzealander-----pio5029 Рік тому
Legend always is Legend ❤
@ummulkhairahmed8336
@ummulkhairahmed8336 Рік тому
Masha'Allah thanks wll sidàa noo fahansiisay
@sucdicabdi0928
@sucdicabdi0928 Рік тому
Masha allah waligey waa kugu kalsonahey inaa soo sameenesana waa ogaa
@safiaduco_daahir
@safiaduco_daahir Рік тому
Masha allaah howsow runtaaa kugu jeclahy waxaan kuu qoray qofkii ugu daacadsanaaa oo ka hadlay baraamijkaan
@mosalamuni4456
@mosalamuni4456 Рік тому
Runtii maan rabin inaan lasoo dego appkas lkn adiga dartaa iyo ixtiramka aan ku hayo ayan ula soo degayaa Thanks wll hossow
@Ebyan2024
@Ebyan2024 Рік тому
Hosow wll allaha ku xafido Xalaal barqo cad baa la quutaa🥰
@dhuhulyarechannel6900
@dhuhulyarechannel6900 Рік тому
Guuuulayso bro akhiro iyo adunba insha alllh
@fartuunhassan6528
@fartuunhassan6528 Рік тому
Masha allah walaal waxaan kahelay daacadnimadaada. Waxaad kaheshaana waa kuu xalaal saan filaa. Social media soomaali kujirto hadii sidaada camal daacad u ahaan lahaayeen waa fiicnaan laheyd.
@intawanagsanwalalkoda494
@intawanagsanwalalkoda494 Рік тому
thanks inta radineeso allaha usahlo
@jamiilamaxamed418
@jamiilamaxamed418 Рік тому
Mashallh meshan videogan ku so duubtay buundadan waxan ku xusustaa flmkii nafbaas kkkkkk ee homeless nimada jilesay hosow walal qiimo badan dadkana runta u sheega tahay Allaha ku barakeyo
@sockfootballhd1546
@sockfootballhd1546 Рік тому
The one and only hosow pro keep going wlhi waxty wll qalbi fiyow
@saarmedia7662
@saarmedia7662 Рік тому
Thank you abwe waaku wareersanaa
@abdisankushassan8148
@abdisankushassan8148 Рік тому
Masha Allah thanks for your update and truthfully lknse dadka qaar waxay leeyihiin Appkan Data collection Mida kale ka so hadal qaab loola bixi karo Lacagta mar aan aqriyey Wadamada Isticmaala Soomaaliya kuma jirto
@fahmoifka5346
@fahmoifka5346 Рік тому
Thnks wllka wayabana socod le lacag intas le,ek lagu qadanayo ileen dad badan ina kento le wax lagu helaa
@farihyaadanmohamoud6202
@farihyaadanmohamoud6202 Рік тому
Masha Aallh wallo hooruscoo 👍
@sukeenaabdulle6821
@sukeenaabdulle6821 Рік тому
Hossow wiil talanti leh masha Allah
@thekingmohmeth1435
@thekingmohmeth1435 Рік тому
I really love you bro 400k insha alllaH 🔥
@ayaanjaamac4702
@ayaanjaamac4702 Рік тому
Socail media wxd tahy qofka kaliye ee aan ka rumystoh wuxu so dhigo kep going bro
@ceelbuur607
@ceelbuur607 Рік тому
Thanks sxb sida saxda ah ayaad u cabirtay allah ku barakeeyo
@AbiyIsaCriminal
@AbiyIsaCriminal Рік тому
Hosow Social media sharaf iyo karaamo ku jooga. Brother horay usoco aad ayaan kuu taageeraa ✌🏿✊🏿
@abdisalamahmed483
@abdisalamahmed483 Рік тому
Masha allah wll osman runti waxa aad tahay walal walalihiisa kale kula jecal hormarka
@amiraturkish9307
@amiraturkish9307 Рік тому
Jasaakallah khair wll
@ayuubmohamettibrahiim8019
@ayuubmohamettibrahiim8019 Рік тому
Waxa tahy nink kaliya ee an ka amini karo social media diyaha wll hosow pro❤❤
@yaxyealhidaaya613
@yaxyealhidaaya613 Рік тому
Hormar wcn sxp hosow pro
@shako_y22
@shako_y22 Рік тому
HAMBALYO. #900K ASAD HAGIO
@cabdidhere
@cabdidhere Рік тому
Waaku wadana brother hosow adiga waalagu aamini karaa
@Kunkaron58
@Kunkaron58 Рік тому
I like how you tell the truth always Masha Allah👏👏
@suhaybgoohe5014
@suhaybgoohe5014 Рік тому
Iiik
@nastamohacali1491
@nastamohacali1491 Рік тому
​@@suhaybgoohe5014
@fadimokitchen5682
@fadimokitchen5682 Рік тому
Mahadsanid sida noo fahansisey
@Somali-One
@Somali-One Рік тому
*qofkii garan ayaa garan, khayaanada barnamijyadan ay ka siman yihiin waa in si lacag aad u hesho dadkale oo kaa socda aad barnaamijkan la wadaagtaa, qayanada cusubne waa lacagta cripto currency 💲 qaabka aad ugala baxaysid oo adiga lacag aad ku bixinaysid,intaas kadibne aanad waxna ka heleen ilaa dadka kaa socda lacag ayagna ku shubtaan*
@abdiqaniibrahim8077
@abdiqaniibrahim8077 Рік тому
Bro thank you ❤️
@xareedmedia2137
@xareedmedia2137 Рік тому
Keep going
@mufakarkayse
@mufakarkayse Рік тому
mahadsanid ina hoosow sida wacan aad ugu caawineyso dadkaaga
@mohamedaliibrahim4870
@mohamedaliibrahim4870 Рік тому
Si wanagsan oo cidwaliba fahmi karto baad u sharaxday Shukran ""intan uga haray hadu Alle kuu idmayo""
@wadkanafta7943
@wadkanafta7943 Рік тому
Mashalah sxb qof bulsho badan haysta uun baa ka samayn kara
@adeerka_5
@adeerka_5 Рік тому
Lagend Hosow pro my Favourite Channel 🥰💙
@maxamedcabdiraxmaan208
@maxamedcabdiraxmaan208 Рік тому
Legend sida laacg loogala baxo soo samee zxp qali
@fowsiyoaadan9203
@fowsiyoaadan9203 Рік тому
M.a wllky keep going
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 Рік тому
Hosow legend best youtuber 🥰🤟
@luulmohamud
@luulmohamud Рік тому
Wan soo dagsaday Wallal mudo ayaan wadaa Turki lkn ma soo baxsan wali in these days ayaan eegidoonaa sidey tahay xaqiiqdeedav limit time buu leeyahay per day thanks jazaakallahu kheyran
@11naa44
@11naa44 Рік тому
Limit ku wa imisa wll
@luulmohamud
@luulmohamud Рік тому
in a day 20 minuts
@guledfarah8610
@guledfarah8610 Рік тому
immisa coins ayaad maraysaa?
@luulmohamud
@luulmohamud Рік тому
@@guledfarah8610 walaal lacagta turkiga ayey kugu qiineynayaa 289 tl
@guledfarah8610
@guledfarah8610 Рік тому
@@luulmohamud Aniguba turki ayan joogaaye WhatsApp kaada isii anigaa si fiican kuugu sharaxayee.
@feisalyare1186
@feisalyare1186 Рік тому
Saxib Wad ku Mahadsan Tahay Hadan wan Aamini kara Wllhi
@abdimajid2893
@abdimajid2893 Рік тому
Sida loola soo baxo sxb halkaana noo dhaqaaqi thank bro
@sadkasirad2665
@sadkasirad2665 Рік тому
Legend is always legend ❤️🫡
@zubaida6307
@zubaida6307 Рік тому
mahad sanid bro guulayso😘🙏🏿
@diamonddiamond6415
@diamonddiamond6415 Рік тому
Waa kugu kaalsonaahay hossow pro
@aaminahmed8976
@aaminahmed8976 Рік тому
Sxp soo sameee sida loogala baxaayo
@fowsiyabashir5833
@fowsiyabashir5833 Рік тому
Masha allah awalba daacad nimada kugu taageri jirey maxaa waxaan aqoon aad ifahan siisey allaha ku barakeyo adiga io qoyskaga 🙏
@tommahamuut4104
@tommahamuut4104 Рік тому
thankz pro
@anfacidil5436
@anfacidil5436 Рік тому
War bixinta kaliyeen aamino hoosow🧠👌
@najmamahamud324
@najmamahamud324 Рік тому
Information kaga la oganayaa hossow wax bilash laysku siiyo majirtee
@aadancambe7079
@aadancambe7079 Рік тому
Waad mahadsan si fasiixa ayaad u sharaxday allaah yacisak
@Khadar___Jr
@Khadar___Jr Рік тому
Waxaan kuu rajaynaa mustaqbal ifaya ♥️best vedio ever i watch is this vedio hosow pro good lucky
@Maskaxkoriye
@Maskaxkoriye Рік тому
Zhp siwanaagsan baad noo fahansiisay jasakalaah
@adnaanalsharaapi6506
@adnaanalsharaapi6506 Рік тому
Exactly bro ✌️
@muhiimcdey6878
@muhiimcdey6878 Рік тому
Adi iyo axmed kadiye waan idin aamin sanahay koley ani
@safakayse6774
@safakayse6774 Рік тому
First from Berbera somaliland
@siciidyare-gn1ft
@siciidyare-gn1ft 4 місяці тому
Waligay ma arag qof ka daacadsan wiilkan ❤
@ayanmohamud3401
@ayanmohamud3401 Рік тому
Waad mahadsantahay walaal
@ahmedjamac4269
@ahmedjamac4269 Рік тому
XAGEÈN kaaala soo xiriiraa Macalin
@nageyejunior1464
@nageyejunior1464 Рік тому
Halkan kasoodajiso🥰🥰🥰
@muhudinmahamud5374
@muhudinmahamud5374 Рік тому
You tube ki ugu horeyay oo dacada
@maahir-fx
@maahir-fx Рік тому
Mahadsanid sxb
@iskaashichannel143
@iskaashichannel143 Рік тому
Welcome bro sooboqobiskaashi channel
@abdallaidriis490
@abdallaidriis490 Рік тому
Guuleso sxb never back down
@afgoyepoy1222
@afgoyepoy1222 Рік тому
1=su,aasha 1aad tusaale 4,000 oo coin ah ayaad aruurisay sidee ugala baxee lacagta ?? 2=appka kaliya socod lee maa coins lagu aruuriyaa mise adigoo ordayo ama alamindo ku jiro coins waad ku aruurin kartaa?? Waxan ka sugaa jwbta mhdsanid wllkey Hosow pro💯💯❤
@Musa_issa
@Musa_issa Рік тому
kuwaa ARi CARBEED dhabarka uga xiray mobelka markaseey ridi tumen sey lacag ku helaan
@mahermaher3391
@mahermaher3391 Рік тому
Legend Osman hosow
@ahmednuurabditawakal6655
@ahmednuurabditawakal6655 Рік тому
Wllo hosow pro wanku salamay
@skillzonetoday
@skillzonetoday Рік тому
Wlhi waan ku qancay hadalkaaga runta ayaad ka hadashay, dadkan dhow meel comment uga qoray, wey iska yaacayaan, dadbaa damac ka ridaya. Thnks bro
@abdiqani7038
@abdiqani7038 Рік тому
Muhiimadu waa dadka caan ka ah ayaa wax ka sameen karaya lakin dadkale hadii ay dagsadaana way adagtahay in ay lacag ka sameeyaan so waxaba ha isdaalin guys hadii aadan famous eheen intaa ayaan ka fahmay
@xuseenabdi5138
@xuseenabdi5138 Рік тому
Legend ❤❤❤💯
@AMIINYARE232
@AMIINYARE232 Рік тому
Youtubar somali o postive ah waa wiilkan iyo sida abdihafiid oo kale… run ahanti tusaale yaad u noqon kartaan kuwa kale
@ADESH.BOY1
@ADESH.BOY1 Рік тому
Keeep going 🥰🥰
@farduuscabdiraxmaan9251
@farduuscabdiraxmaan9251 Рік тому
Tank u wllky
@lulahmed7756
@lulahmed7756 Рік тому
Wcs wall Anig 2 bosan baan hayste waxan lam bixin bal natus Insh Allah thanks
@aamiinyare4009
@aamiinyare4009 Рік тому
First✌🔥
@Amiir013
@Amiir013 Рік тому
Somaliyey waxan wa been anaga tijaabin kuna wareernay sanad hore ee wakhtigiina haku luminina
@cawoomer455
@cawoomer455 Рік тому
Mansha Allah
@abdirahimshireabdi7073
@abdirahimshireabdi7073 Рік тому
Hosow Pro waxaan rabaa inaan kuula soo xiriiro intee kaala soo xariiraa
@ibraahimMaxamed-df4zz
@ibraahimMaxamed-df4zz 8 місяців тому
Saaxib sida loosameeyo noosheeyg
@Saxiibkadunida
@Saxiibkadunida Рік тому
Iigu darso sxb Nuur Bishaar
@gacankack5655
@gacankack5655 Рік тому
🙏sxp adi cml ayoo ubahan yahay baraha bulshada 💖🥰🤴
@suldaanxasanwadani4672
@suldaanxasanwadani4672 Рік тому
Wcs Hosow pro naga daba geey sidee lacagta looga so bixin karaa taas ayaa muhiim ah pro sidada UKpostska mise qof kasto sameysta ayaa la bixi karo lacagta
Sida Lacagta Loogala Baxo Sweatcoin | Sweatcoin Update
6:58
Eng Yuyu
Переглядів 3,9 тис.
Taxana La Isku Heysto Ee NETFLIX - Haweeney Dacwad Ula Taagan
6:26
когда одна дома // EVA mash
00:51
EVA mash
Переглядів 10 млн
Brazil battles nature as ‘largest ever’ floods submerge whole cities
2:52
Sheekada Kalkaalisada Hindida Ah Ee YEMEN Dilka Ku Xukuntay...
11:53
Why American Automakers Are Failing In China
16:34
CNBC
Переглядів 761 тис.
مشاكل بنات وشباب التيك توك
12:09
Ahmad Massad
Переглядів 140 тис.
Doorashadiisa Qurux Kaliya Ayuu Ku Saleeyay
12:39
Hosow Pro
Переглядів 48 тис.
Jay Shetty Waxaa Bentiisa Soo Fashiliyey The Guardian.
9:18
Hosow Pro
Переглядів 94 тис.
Другие лица (озвучка) @alanbecker
0:39
Бусик
Переглядів 970 тис.